1942, ayuu ku dhashay Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan1947, waxuu wax Barashada Diinta Islaamka ku qaatay isla degmadaasi B/weyne1949,
wuxuu tacliintii Dugsiga Hoose ee Talyaaniga ku soo qaatay Degmada B/weyne1960-68-kii,
wuxu ku biiray ciidanka Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna ka soo kala shaqeeyey, Degmooyinka:Waajid iyo Xudur,
wuxuu ka soo sahqeeyey Hay’adda nabadgalyada GAashaandhiga (HANGASH).1981-84-kii,
wuxuu ahaa Guddoomiyaha degmada Qandala ee Gobolka Bari.1984-86-kii,
wuxuu noqday Guddoomiyaha Degmada B/weyne ee Gobolka Hiiraan.1986-88-kii,
waxaa loo magacaabay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, wuxuuna qaatay Derejeda Gaashaanle sare.
1988-89-kii,
wuxuu noqday guddoomiyaha gobolka Jubbadda dhexe.1989-91-kii, wuxu ahaa Guddoomiyaha gobolka Bari ee Bosaaso.1991-kii, markii ay burburtay dowladdii jirtay wuxu isku howlay nabadeynta beelaha Soomaaliyeed,
wuxuuna ahaa guddoomiyihii shirweynihii beelaha Hawiye ee ka dhacay Hotelka Guuleed, isla sanadkaa
wuxuu noqday shir guddoonkii.Shirweynihii Dib-u-heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed ee lagu qabtay Dalka Jabuuti, kaasoo lagu soo dhisay dowlad Qaran oo uu madaxweyne ka ahaa mudane Cali Mahdi Maxamed.1991-
2009, wuxuu xildhibaano ka soo kala noqday dowladdii TNG oo uu ka soo ahaa Wasiirka lacagta, TFG iyo tan Midnimada Qaran oo uu ahaa wasiirkii Amniga Qaranka ee dhexa u xirtay sidii uu dalka ugu soo celin lahaa xasilooni iyo kala dambeyn.
Marxuumku wuxuu ifka kaga tagay xaas iyo 42 caruur ah oo isugu j ira wax uu dhalay iyo waxay sii dhaleen, waxaana ILLAAH uga baryeynaa in u naxariistiisa janno ka waraabiyo, ummadda Soomaaliyeed iyo qoysaskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan alle ka siiyo.
INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Опис файлу
ОписMujaahid col cumar xaanshi 2014-03-26 03-04.jpeg
ділитися – копіювати, поширювати і передавати твір
модифікувати – переробляти твір
При дотриманні таких умов:
зазначення авторства – Ви повинні вказати авторство, надати посилання на ліцензію і вказати, чи якісь зміни було внесено до оригінального твору. Ви можете зробити це в будь-який розсудливий спосіб, але так, щоб він жодним чином не натякав на те, наче ліцензіар підтримує Вас чи Ваш спосіб використання твору.
поширення на тих же умовах – Якщо ви змінюєте, перетворюєте або створюєте іншу похідну роботу на основі цього твору, ви можете поширювати отриманий у результаті твір тільки на умовах такої ж або сумісної ліцензії.
Файл містить додаткові дані, які зазвичай додаються цифровими камерами чи сканерами. Якщо файл редагувався після створення, то деякі параметри можуть не відповідати цьому зображенню.